Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 25aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhaqan-galka xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa marka ay golayaasha xeerdejintu (Guurtida iyo Wakiillada) ay ansixiyaan, Madaxweynuhuna saxeexo laguna soo saaro faafinta rasmiga. C/risaaq Siciid Ayaanle Md. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL