Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force

Article 25

Qodobka 25aad

Original Somali text, quoted word for word

Dhaqan-galka xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa marka ay golayaasha xeerdejintu (Guurtida iyo Wakiillada) ay ansixiyaan, Madaxweynuhuna saxeexo laguna soo saaro faafinta rasmiga. C/risaaq Siciid Ayaanle Md. Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-25

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
24Ask about this article