Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force

Article 23

Qodobka 23aad

Original Somali text, quoted word for word

Xeer-nidaamiyayaal 1) Madaxweynuhu waxa uu soo saarayaa Xeer-nidaamiye aan ka hor imanayn xeerkan oo loo isticmaalayo fulinta qodobbada xeerkan. 2) Garyaqaanka Guud waxa uu soo sari karaa hagayaal (directives) lagu hirgalinayo xeerkan oo aan ka hor imanayn qodobbada xeerkan iyo Xeer-nidaamiyayaasha uu soo saaro Madaxweynuhu.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-23

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
22Ask about this article24