Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 19aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xasaanadda Garyaqaanka Guud Garyaqaanka Guud iyo Ku-xigeenkiisu waxay leeyihiin xasaanad, la mid ah ta Golaha Wasiirrada ee xukuumadda, lama xidhi karo haddaan lagu qaban iyagoo faraha kula jira denbi ciqaabtiisu gaadhayso ugu yaraan (3) sanno isla markaasna waxa oggolaanaya Madaxweynaha, isagaana ka xayuubin kara xasaanadda.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-19
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
18Weydii qodobkan20