Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force
Article 19
Qodobka 19aad
Original Somali text, quoted word for word
Xasaanadda Garyaqaanka Guud Garyaqaanka Guud iyo Ku-xigeenkiisu waxay leeyihiin xasaanad, la mid ah ta Golaha Wasiirrada ee xukuumadda, lama xidhi karo haddaan lagu qaban iyagoo faraha kula jira denbi ciqaabtiisu gaadhayso ugu yaraan (3) sanno isla markaasna waxa oggolaanaya Madaxweynaha, isagaana ka xayuubin kara xasaanadda.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-19