Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force
Article 18
Qodobka 18aad
Original Somali text, quoted word for word
Xilka iyo Wajibaadka Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud. 1) Xilka iyo waajibaadka ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumaddu waa: - B. In uu ka caawiyo Garyaqaanka Guud gudashada waajibaadkiisa. T. In uu qabto shaqooyinka Garyaqaanka Guud marka uu maqanyahay. J. Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud waxa kale oo uu qabanayaa hawshii kale ee uu u xil saaro Garyaqaanka Guud ee Xukuumaddu.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-18