Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 12aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Bannaanaanta jagada 1) Jagooyinka Garyaqaanka Guud iyo ku-xigeenkiisu waxay ku bannaanaan karaan: B. Haddii xilka laga qaado. T. Haddii ay is casilaan madaxweynuhuna ka aqbalo. J. Haddii ay geeriyi ku timaaddo. X. Haddii ay haleesho caafimaad darro aan u saamixi karin gudashada xilka oo ay caddeeyeen guddi dhakhaatiira oo u diiwaan gashan Wasaaradda Caafimaadka.