Xeerka Garyaqaanka Guud Ee Xukuumadda · 2024In force

Article 12

Qodobka 12aad

Original Somali text, quoted word for word

Bannaanaanta jagada 1) Jagooyinka Garyaqaanka Guud iyo ku-xigeenkiisu waxay ku bannaanaan karaan: B. Haddii xilka laga qaado. T. Haddii ay is casilaan madaxweynuhuna ka aqbalo. J. Haddii ay geeriyi ku timaaddo. X. Haddii ay haleesho caafimaad darro aan u saamixi karin gudashada xilka oo ay caddeeyeen guddi dhakhaatiira oo u diiwaan gashan Wasaaradda Caafimaadka.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-garyaqaanka-guud-ee-xukuumadda/qodobka-12

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
11Ask about this article13