Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xadka Adeegsiga Haggaha Qoddobada Haggahan waxaa loogu tala galay; 1) In ay wasaaradu yeelato hannaan loo raaco nidaamka maamulka gaadiidka dawladda ee ay leeyihiin hay’adaha kala duwan ee qaranku; 2) Qodoba Hagahan laguma dabaqayo gaadiidka ciidamada ee xeerarka dalku ay ay sir ka dhigeen nidaamkooga; CUTUBKA 2AAD: MAAMULKA GAADIIDKA DAWLADDA