Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 17aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Guddida Qiimaynta Gaadiidka hawlgabka Wasiirku waxaa uu magacaabaya Guddi ka kooban saddex xubnood oo Khabiiro Farsamoqaano ah, oo ka tirsan shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamadda, kuwaas qiimayn (farsamo) ku sameeyn doono Gaadiidka hawlgabka ee Wasaaraddu kala soo wareegto Hay’addaha Dawladda, in lasii isticmaali karo iyo in uu dhamaaday cimrigiisu waxtar lahayn.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-17
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
16Weydii qodobkan18