Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 18aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xaraashka Gaadiidka Hawlgabka 1) Wasaaradda Gadiidka, ayaa go’aaminaysa xaraashka Gaadiidka hawlgabka noqday wakhti kasta, oo laga maarmaan ay tahay, kadib marka uu wasiirku hello soo jeedinta Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada. 2) Iyada oo aan waxba loo dhimayn waajibaadka ku xusan faqrada 1aad ee qodobkan, xarashka Gaadiidka Dawladda waa inay hay’adaha dawladda ee ay khusaysaa ku wargaliyaan Wasaaradda Gaadiidka, ka hor inta aan la baahin xarashka Gaadiidka iyo Macdaadkooda. - 12 -