Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 19aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dajinta Qiimaynta Gaadiidka Hawlgabka Wasaaradda Gaadiidka ka masuul ah dajinta qiimaha Gaadiidka hawl gabka noqday, iyadoo la tashanaysa farsamo yaqaanada gaadiidka dawlada.