Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 24aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xarunta Dayactirka iyo Farsamada Gaadiidka Dawladda (Hoostada Gaadiidka) 1) Xarunta Dayactirka Wasaaradda Gaadiidka, iyadoo fulinaysa adeegyada dayactirka Gaadiidka hay’addaha dawladda waxaa ka mid ah:- a) waxay u xilsaartahay dayac-tirka dhamaan Gaadiidka Dawladda, - 14 - b) Qiimaynta (life time) Gaadiidka Dawladda, 2) Wasaaradda/Hay’addaha Dawladda, ee ka dayactirta geerash gaal loo leeyahay (private garage) waa in uu jiraa heshiis saddex geesood ah, oo Wasaaradda Gaadiidku qayb ka tahay.