Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 20aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Habka Nidaamka Tartanka Furan ee Xaraashka Gaadiidka 1) Xaraashka Caamka waxaa la isticmaalayaa marka la helo shuruudahan: a) In ka badan hal gaadhi oo la xaraashayo, kuwaas wadda yaal hal goob, b) Tiro badan oo tartamayaasha raba Gaadiidka Hawlgabka, c) Qiimaha ka badan ka uu tilmaamay Qodobka 98aad ee Xeer Lr.82/2018, ee Guddida Qandaraasyada Qaranka, 2) Wasaaradda Gaadiidku waa in ay u gudbiso Guddida Qandaraasaadka Qaranka.