Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 22aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Shuruudaha Ogaysiinta iyo Codsiga Xaraashka Gaadiidka Hawlgabka 1) Wasaaradda Gaadiidka, ayaa baahin doonta xaraashka gaadiidka hawlgabka ee lagu sheegay qodobka 21aad ee - 13 - haggahan, muddo aan ka yareeyn 15 cisho, oo lagu baahidoona mareegta (page) Wasaaradda. 2) Shuruudaha laga rabo Xaraashlaha raba Gaadiidka Hawl- gabka. a) Codsi ku socda Waaxda Gaadiidka ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka. QAYBTA 4AAD QODOBO KALA DUWAN