Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 4aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xadka Adeegsiga Haggaha Qoddobada Haggahan waxaa loogu tala galay; 1) In ay wasaaradu yeelato hannaan loo raaco nidaamka maamulka gaadiidka dawladda ee ay leeyihiin hay’adaha kala duwan ee qaranku; 2) Qodoba Hagahan laguma dabaqayo gaadiidka ciidamada ee xeerarka dalku ay ay sir ka dhigeen nidaamkooga; CUTUBKA 2AAD: MAAMULKA GAADIIDKA DAWLADDA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-4
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
3Weydii qodobkan5