Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force

Article 4

Qodobka 4aad

Original Somali text, quoted word for word

Xadka Adeegsiga Haggaha Qoddobada Haggahan waxaa loogu tala galay; 1) In ay wasaaradu yeelato hannaan loo raaco nidaamka maamulka gaadiidka dawladda ee ay leeyihiin hay’adaha kala duwan ee qaranku; 2) Qodoba Hagahan laguma dabaqayo gaadiidka ciidamada ee xeerarka dalku ay ay sir ka dhigeen nidaamkooga; CUTUBKA 2AAD: MAAMULKA GAADIIDKA DAWLADDA

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-4

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
3Ask about this article5