Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force
Article 24
Qodobka 24aad
Original Somali text, quoted word for word
Xarunta Dayactirka iyo Farsamada Gaadiidka Dawladda (Hoostada Gaadiidka) 1) Xarunta Dayactirka Wasaaradda Gaadiidka, iyadoo fulinaysa adeegyada dayactirka Gaadiidka hay’addaha dawladda waxaa ka mid ah:- a) waxay u xilsaartahay dayac-tirka dhamaan Gaadiidka Dawladda, - 14 - b) Qiimaynta (life time) Gaadiidka Dawladda, 2) Wasaaradda/Hay’addaha Dawladda, ee ka dayactirta geerash gaal loo leeyahay (private garage) waa in uu jiraa heshiis saddex geesood ah, oo Wasaaradda Gaadiidku qayb ka tahay.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-24