Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force

Article 23

Qodobka 23aad

Original Somali text, quoted word for word

Dugsiga Tababarka Wadista Gaadiidka Dawladda Xarunta tababarka iyo qiimaynta waddayaasha/darawal Gaadiidka Dawladda waxay qabanaysaa shaqooyinka soo socda: 1) Hay’add kasta oo Dawladeed, ee qaadanaya shaqaale waddayaasha Gaadiidka dawladda, ka hor inta aan Hay’adda shaqaalaha loo gudbin, waa in uu maraa qiimaynta imtixaanka waddayaasha Gaadiidka, 2) Qiimaynta xirfada darawal ee uu leeyahay noocyadda kala duwan ee Gaadiidka; 3) Sanad kasta, xaruntu waxay sameeyn doonta, tobobar iyo dib u qiimayn.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-23

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
22Ask about this article24