Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force
Article 22
Qodobka 22aad
Original Somali text, quoted word for word
Shuruudaha Ogaysiinta iyo Codsiga Xaraashka Gaadiidka Hawlgabka 1) Wasaaradda Gaadiidka, ayaa baahin doonta xaraashka gaadiidka hawlgabka ee lagu sheegay qodobka 21aad ee - 13 - haggahan, muddo aan ka yareeyn 15 cisho, oo lagu baahidoona mareegta (page) Wasaaradda. 2) Shuruudaha laga rabo Xaraashlaha raba Gaadiidka Hawl- gabka. a) Codsi ku socda Waaxda Gaadiidka ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka. QAYBTA 4AAD QODOBO KALA DUWAN
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-22