Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 21aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Habka Tartanka Xadidan ee Xaraashka Gaadiidka 1) Xaaladaha tartanka xadidan, waxaa la isticmaali karaa marka Gaadiidka Hawlgabka (unserviceable) ee la xaraashayo, Qiimahaan ka hooseeya xaaladaha lagu tilmaamay Qodoabka 98aad ee Xeer Lr.82/2018. 2) Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada, ay soo jeedin doonta iibka Gor- Gortanka tooska, ka dib marka ogolaasho ka hesho Wasiirka.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-21
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
20Weydii qodobkan22