Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force

Article 21

Qodobka 21aad

Original Somali text, quoted word for word

Habka Tartanka Xadidan ee Xaraashka Gaadiidka 1) Xaaladaha tartanka xadidan, waxaa la isticmaali karaa marka Gaadiidka Hawlgabka (unserviceable) ee la xaraashayo, Qiimahaan ka hooseeya xaaladaha lagu tilmaamay Qodoabka 98aad ee Xeer Lr.82/2018. 2) Waaxda Gaadiidka iyo Farsamada, ay soo jeedin doonta iibka Gor- Gortanka tooska, ka dib marka ogolaasho ka hesho Wasiirka.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-21

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
20Ask about this article22