Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force
Article 19
Qodobka 19aad
Original Somali text, quoted word for word
Dajinta Qiimaynta Gaadiidka Hawlgabka Wasaaradda Gaadiidka ka masuul ah dajinta qiimaha Gaadiidka hawl gabka noqday, iyadoo la tashanaysa farsamo yaqaanada gaadiidka dawlada.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-19