Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force
Article 17
Qodobka 17aad
Original Somali text, quoted word for word
Guddida Qiimaynta Gaadiidka hawlgabka Wasiirku waxaa uu magacaabaya Guddi ka kooban saddex xubnood oo Khabiiro Farsamoqaano ah, oo ka tirsan shaqaalaha Waaxda Gaadiidka iyo Farsamadda, kuwaas qiimayn (farsamo) ku sameeyn doono Gaadiidka hawlgabka ee Wasaaraddu kala soo wareegto Hay’addaha Dawladda, in lasii isticmaali karo iyo in uu dhamaaday cimrigiisu waxtar lahayn.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-17