Hagaha Maamulka Gaadiidka Dawladda JSL · 2024In force
Article 13
Qodobka 13aad
Original Somali text, quoted word for word
Dayactirka Gaadiidka Dawladda Hay’add kasta oo dawladeed, waxay masuul ka tahay ilaalinta dayactirka dhammaan Gaadiidka ay maamusho, marka laga reebo xaaladdaha lagu xusay Qodobka 14aad faqradiisa 7aad ee Haggahan.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/hagaha-maamulka-gaadiidka-dawladda-jsl/qodobka-13