Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xadka dabbaqaadda xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahan waxaa lagu dabaqayaa nidaamka maamulka iyo horumarinta addeegga sarifka iyo sariflayaasha lacaha qalaad, si waafaqsan Qodobada 68aad, 69aad, 74aad iyo 75aad ee Xeerka Baanka Dhexe Xeer Lr.54/2012. CUTUBKA 2aad Habka Ruqsadsiinta Sarriflayaasha Lacaga Qalaad
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-4