Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 19aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Soo Saarista Wareegtooyinka 1) Baanka Somaliland isaga oo mar walba gudanaya wajibaadkiisa ka saaran dhaqan galinta Xeer-nidaamiyahan waxa uu soo saarayaa wareegtooyin iyo hagayaal ka farcama Xeernidaamiyahan. 2) Wareegtooyinka iyo hagayaasha uu Baanka Somaliland soo saaro waxa ay dhamaystiri doonaan qodobada Xeer- nidaamiyahan.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-19