Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 18aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Muddada kala guurka ah Dhamaan adeeg bixiyaasha sarifka ee ku shaqeenayey ka hor xeer-nidaamiyahan waa in ay hirgeliyaan waajibaadka iyo - 15 - shuruudaha uu dhigaayo muddo lix (6) bilood gudahood ah oo ka bilaabanta taariikhda uu dhaqan-galay
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-18