Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 20aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhaqan-galka Xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahani waxa uu dhaqan-galayaa marka uu Guddoomiyaha Baanka Dhexe saxeexo laguna faafiyo faafinta rasmiga ah. - 16 - I II III IV V
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-20