Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force

Article 4

Qodobka 4aad

Original Somali text, quoted word for word

Xadka dabbaqaadda xeer-nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahan waxaa lagu dabaqayaa nidaamka maamulka iyo horumarinta addeegga sarifka iyo sariflayaasha lacaha qalaad, si waafaqsan Qodobada 68aad, 69aad, 74aad iyo 75aad ee Xeerka Baanka Dhexe Xeer Lr.54/2012. CUTUBKA 2aad Habka Ruqsadsiinta Sarriflayaasha Lacaga Qalaad

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-4

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
3Ask about this article5