Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 2aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Ujeedada xeer-nidaamiyaha Ujeeddooyinka xeer-nidaamiyahani waa in: 1) Uu noqdo Xeer-nidaamiye lagu maamulo sarifka lacagaha qalaad. 2) Loo adeegsado diiwaangalinta, korjoogtaynta iyo kormeerka sarriflayaasha lacagaha qalaad. 3) Kor loogu qaado ilaalinta xasiloonida suuqyada Lacagaha iyo qiimaha shillinka Somaliland. 4) Uu dhiiri galiyo helitaanka iyo fidinta adeega sarrifka lacagaha qalaad.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-2