Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force

Article 2

Qodobka 2aad

Original Somali text, quoted word for word

Ujeedada xeer-nidaamiyaha Ujeeddooyinka xeer-nidaamiyahani waa in: 1) Uu noqdo Xeer-nidaamiye lagu maamulo sarifka lacagaha qalaad. 2) Loo adeegsado diiwaangalinta, korjoogtaynta iyo kormeerka sarriflayaasha lacagaha qalaad. 3) Kor loogu qaado ilaalinta xasiloonida suuqyada Lacagaha iyo qiimaha shillinka Somaliland. 4) Uu dhiiri galiyo helitaanka iyo fidinta adeega sarrifka lacagaha qalaad.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-2

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
1Ask about this article3