Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 1aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Magaca Xeer-Nidaamiyaha Xeer-nidaamiyahan waxaa loogu yeedhayaa Xeer-Nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha Qalaad, Xeer- Nidaamiye Lr. 03/2024.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-1
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
Weydii qodobkan2