Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force

Article 19

Qodobka 19aad

Original Somali text, quoted word for word

Soo Saarista Wareegtooyinka 1) Baanka Somaliland isaga oo mar walba gudanaya wajibaadkiisa ka saaran dhaqan galinta Xeer-nidaamiyahan waxa uu soo saarayaa wareegtooyin iyo hagayaal ka farcama Xeernidaamiyahan. 2) Wareegtooyinka iyo hagayaasha uu Baanka Somaliland soo saaro waxa ay dhamaystiri doonaan qodobada Xeer- nidaamiyahan.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-19

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
18Ask about this article20