Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force
Article 17
Qodobka 17aad
Original Somali text, quoted word for word
Qalabka Isku Sarrifka Lacagaha Ganacsatada Sarrifka Lacagtu waa inay lahaadaan qalabka lagama maarmaanka u ah: 1) In uu diyaarsado goob shaqo oo ku haboon adeega macmiilka, kuna diyaarsan yihiin shaqaalaha ama agabka looga baahan yahay socodsiinta shaqadda iyo diyaarinta warbixinaha sarrifka. 2) Inuu lahaado qalabka lagu ogaado lacagta faalsada ah. 3) Waa in uu lahaadaa Shaashada (Board of Display). CUTUBKA 5AAD QODOBO KALA DUWAN
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-17