Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 16aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Amaanka Hanaanka 1) Shirkadaha ama addeeg bixiyaha waxaa waajib ku ah inay diyaariyaan hanaan sugan oo amaan ah. 2) Amaanka hanaanka waxaa masuul buuxa ka ah shirkadda hirgalisay.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-16