Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force
Article 16
Qodobka 16aad
Original Somali text, quoted word for word
Amaanka Hanaanka 1) Shirkadaha ama addeeg bixiyaha waxaa waajib ku ah inay diyaariyaan hanaan sugan oo amaan ah. 2) Amaanka hanaanka waxaa masuul buuxa ka ah shirkadda hirgalisay.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-16