Xeer-nidaamiyaha Sarrifka Lacagaha qalaad · 2024In force

Article 14

Qodobka 14aad

Original Somali text, quoted word for word

Wakiilashada Sarrifka Waxyaabaha La Ogol-yahay Wakiilashada Sarrifka 1) In cid loo wakiiisho heshiiska iyo hawsha Sarrifka iyo gudoonka lacagta. 2) In cid loo wakiisho heshiiska Sarrifka, cid kalena loo Igmado gudoonka lacagta la Sarrifay waxaase mar walba shardi ah in cida wax wakiilatay ama wakiilkiisu ay guddomaan lacagta sarrifka intaan Lagu kala tegin goobta Sarrifka. 3) In heshiiska Sarrifka ka dib cid loo wakiisho gudoonka lacagta Sarrifka waxaana shardi ah in wakiiladu goobta ku guddoomaan lacagaha Sarrifka inta aanay kala tagin xaqlayaashu.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-nidaamiyaha-sarrifka-lacagaha-qalaad/qodobka-14

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
13Ask about this article15