Qodobka 7aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Shuruudaha Soo-xulista Xubnaha Guddida 1. Waa inuu yahay/tahay muwaadin u dhashay dalka JSL. 2. Waainaan da’diisu/da’deedu ka yarayn 35. 3. Waa inuu leeyahay / leedahay aqoon heer jaamacadeed,ama Ieh khibrad maamul oo u dhiganta 10 sannaddood ugu yaraan. 1. Waa in uu yahay/tahay qof sumcad wanaagsan ku Ieh bulshada. 5. Waa in aan dembi ciqaab ah oo maxkamad horteed kaga cadaadey ku dhicin shanti (5) sanno ee u danbaysay 6. Waa inuu caafimaad ahaan gudan karaa xilka. 7. Waa inuu yahay/tahay xubin ka tirsan maamulka sare ee Xisbiga/Ururka. so eet LOO A yy “v7 \ oa a <= Vv q \ . = wy LA<¥ tay) ag Vee Wer ue | irq ° re cy y if