Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 12aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Bedelida Xubinta Guddida Si loo dhawro habsami-usocodka hawlaha doorashooyinka, Xisbina, Urur na ma badali karo xubinta uu s00 magacaabay hadii aanay jirin asbaab/sabab lagu qanci karo.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-12
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
11Weydii qodobkan13