Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 7aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Shuruudaha Soo-xulista Xubnaha Guddida 1. Waa inuu yahay/tahay muwaadin u dhashay dalka JSL. 2. Waainaan da’diisu/da’deedu ka yarayn 35. 3. Waa inuu leeyahay / leedahay aqoon heer jaamacadeed,ama Ieh khibrad maamul oo u dhiganta 10 sannaddood ugu yaraan. 1. Waa in uu yahay/tahay qof sumcad wanaagsan ku Ieh bulshada. 5. Waa in aan dembi ciqaab ah oo maxkamad horteed kaga cadaadey ku dhicin shanti (5) sanno ee u danbaysay 6. Waa inuu caafimaad ahaan gudan karaa xilka. 7. Waa inuu yahay/tahay xubin ka tirsan maamulka sare ee Xisbiga/Ururka. so eet LOO A yy “v7 \ oa a <= Vv q \ . = wy LA<¥ tay) ag Vee Wer ue | irq ° re cy y if

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-7
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
6Weydii qodobkan8