Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 5aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Aasaaska Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxa uu halkan ku aasaasay Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda ee doorashooyinka Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo doorashada tooska ah ee Xisbiyada Qaranka, si ay u fududayso xidhiidhka is-faham ee u dhexeeya Xisbiyada/Ururrada Siyaasadda iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL.
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-5