Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 10aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Reebannaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa u madaxbanaan maamulidda tyo ka garsooridda arrimaha doorashooyinka. Sidaa daraadeed, waxaa ka reeban Guddida in ay awaamiir siiso Komishanka iyo in ay ku xad-gudubto, farogalina ku samayso awoodaha uu sharcigu siyay. {= [yearns |) 2 —4— ((S¥ py Yrs) NORE Ry OM SO, Sif ag a Ps a0 a ORY 4
Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-10