Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 4aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Ujeedada Xeer-hoosaadka Ujeedada Xeer-hoosaadku waa in Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL aasaaso Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committee), si loo kobciyo daah-furnaanta, wadashaqaynta, ka wada-tashiga hawlaha la xidhiidha habsami-usocodka doorashada Madaxweynaha, Ku- xigeenka Madaxweynaha iyo Doorashada tooska ah ee Xisbiyadda Qaranka. ie \ ee TY Hoe [ij eee” BN Pola oe itl teh \ 4 on aarp Ae) S / Ne NEE. w/ s/ Ki xem SA J a ee = Pd QAYBTA 2AAD GUDDI-HAWLEEDKA XISBIYADA QARANKA TYO URURRADA SIYAASADDA

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-4
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
3Weydii qodobkan5