Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force

Article 7

Qodobka 7aad

Original Somali text, quoted word for word

Shuruudaha Soo-xulista Xubnaha Guddida 1. Waa inuu yahay/tahay muwaadin u dhashay dalka JSL. 2. Waainaan da’diisu/da’deedu ka yarayn 35. 3. Waa inuu leeyahay / leedahay aqoon heer jaamacadeed,ama Ieh khibrad maamul oo u dhiganta 10 sannaddood ugu yaraan. 1. Waa in uu yahay/tahay qof sumcad wanaagsan ku Ieh bulshada. 5. Waa in aan dembi ciqaab ah oo maxkamad horteed kaga cadaadey ku dhicin shanti (5) sanno ee u danbaysay 6. Waa inuu caafimaad ahaan gudan karaa xilka. 7. Waa inuu yahay/tahay xubin ka tirsan maamulka sare ee Xisbiga/Ururka. so eet LOO A yy “v7 \ oa a <= Vv q \ . = wy LA<¥ tay) ag Vee Wer ue | irq ° re cy y if

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-7

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
6Ask about this article8