Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force

Article 5

Qodobka 5aad

Original Somali text, quoted word for word

Aasaaska Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxa uu halkan ku aasaasay Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda ee doorashooyinka Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo doorashada tooska ah ee Xisbiyada Qaranka, si ay u fududayso xidhiidhka is-faham ee u dhexeeya Xisbiyada/Ururrada Siyaasadda iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-5

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
4Ask about this article6