Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force

Article 2

Qodobka 2aad

Original Somali text, quoted word for word

Eray-bixinta Komishanka: - Waxaa loola jeceda Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ) oo u xilsaaran maamulida iyo ka garsooridda arrimaha doorashooyinka. Xisbiyada Qaranka: - Waxaa loola jeedaa saddexda Xisbi Qaran ce JSL, kuwaasi oo wu tartamaya doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo doorashada tooska ah ee Xisbiyada Qaranka. Ururr Siyaasadeed: - Waxaa loola jeeda Ururrada Siyaasadda ee ay Guddida Diiwaangalinta iyo Ansixinta Axsaabta Qaranku u soo soo gudbiyeen Komishanka, kana qaybgalaya doorashada tooska ah ce Xisbiyada Qaranka. Guddi: - Waxaa loola jeedaa Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda. Doorasho: - Xeer-hoosaadkan, doorasho waxaa loola jeedaa doorashooyinka Madaxweynaha, Ku- xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka ee KDQ u cayimay November 13, 2024.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-2

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
1Ask about this article3