Article 14
Qodobka 14aad
Original Somali text, quoted word for word
Muddada hawl-galka Guddi-hawleedka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda 1. Guddidu waxay shaqaynaysaa inta ay socoto hawlaha doorashadu. Shaqadeeduna waxay dhamaanaysaa bil ka dib marka maxkamadda sare ku dhawaaqdo natiijada doorashooyinka. 2. Xubnaha Guddidu waxay yeelan doonaan gunno-hawleed inta ay doorashadu socoto. odobka 15 Ku xadgudubka hawlaha shago ee Guddida 1- Hadii xubin ama in ka badan xubin ka mid ah Guddidu kuxadgudubto; - a. Hawlaha shaqo ee ay u xilsaarantahay, b. Arimaha doorashooyinka, ama c. Hawlaha shaqo ee ay u xilsaarantahay iyo arimaha doorashooyinkaba, Waxaa ka go’aan gaadhaaya Komishanka Doorashooyinka Qaranka ka dib marka wu _ la tashado Xisbigii/Ururrkii soo magacaabay. 5. Haddii xadgudubku gaadhstisan yahay xadgudub ciqaabi ka dhalan karto, ka go’aan gaadhida waxaa loo raacayaa xeerarka Doorashooyinka, iyo xeerarka kale ce dalka u yaala. — a, She ew SY OQodobka 16244 Wax-ka bedelka iyo Kaabista Xeer-hoosaadkan Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa wax ka bedel iyo kaabis ku samayn kara Xeer- hoosaadkan. Qodobka 172d Dhagangalka Xeer-hoosaadka Xeer-hoosaadkani wuxuu dhagan galayaa marka xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku ansixiyaan, Saxeexaana. SAXEEXA XUBNAHA KOMISHANKA DOORASHOOYIN ARANKA JSL. 1. Musa Hassan Yousuf Guddoomiye ; - SN ° i / = i / 2. Axmed Cismaan Xasan G/ku en, —— 3. Faadumo Ismaaciil Cabd; Xubin p C Legs Lif ‘ 4. Axmed Yuusuf Maxamed Xubin S. Xuseen Cabdi Calj Xubin g és € 6. Ibraahim Macalin Aadam Xubin Yi 7. Siciid Maxamed Cismaan Xubin Ae Ser SONG, \ 59, —~ ID ey