Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024In force
Article 12
Qodobka 12aad
Original Somali text, quoted word for word
Bedelida Xubinta Guddida Si loo dhawro habsami-usocodka hawlaha doorashooyinka, Xisbina, Urur na ma badali karo xubinta uu s00 magacaabay hadii aanay jirin asbaab/sabab lagu qanci karo.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-12