Xeer-hoosaadka Guddiga-hawlwwdka Xisbiyada Qaranka iyo Ururrada Siyaasadda (Taskforce Committe) · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 11aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Luminta iyo Buuxinta Xubinimada Guddida 1. = Xubinta Guddidu waxay luminaysaa xubinnimadeeda; - b) Hadii ay jabiso mid ka mid ah iyo in ka badan shuruudihi lagu soo xulay. t) Haddii xilka u gudan kari waayo/waydo karti darro, ama caafimaad darro awgeed. j) Haddii ay ku timaado geeri x) Haddii xubintu is casisho. 2. Waxa buuxinta xubintaas loo raacayaa habka xubinta guddida banaysay ay guddida ku timid.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeer-hoosaadka-guddiga-hawlwwdka-xisbiyada-qaranka-iyo-ururrada-siyaasadda-taskforce-committe/qodobka-11
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
10Weydii qodobkan12